Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka For PC Windows and MAC – Free Download

Rate App
Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka For PC Free Download And Install On Windows 10, MacOS, the newest version of “Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka” is now available to run on computer OSs such as Windows 10 32bit & 64bit.

Download & ScreenShots:

How To Install Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka App on Windows PC & MacBook

Download Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka software for PC with the most potent and most reliable Android Emulator like NOX APK player or BlueStacks. All the Android emulators are completable for using Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka on Windows 10, 8, 7, computers, and Mac.

  1. Download Emulators for Windows PC from official pages below to install them.
  2. Best emulators are here: BlueStacks.com; Or as an alternative BigNox.com.
  3. Open Android emulator and login with Google account.
  4. Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app available on Play Store. So search and find it.
  5. Choose install option under the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka logo, and enjoy!

FAQ Of Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka- Features and User Guide

Quraan, Qur’aan, Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

ALSO READ:  Superheroes Wallpapers 4K For PC Windows and MAC - Free Download

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama “bilaabid”) oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada. Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

ALSO READ:  The Holy Quran - English For PC Windows and MAC - Free Download

What’s New On New Version Of Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka

Tafsiir Quraan MP3
Af Soomaali Quraanka Kariimka
MP3 / Audio
Tafsiir Af Soomaali Quran
Quraanka Kariimka
Somali Qur’aan

Disclaimer

This app is the property of its developer/inc. We are not an affiliated partner of Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka. Every element about Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka apps like images and trademarks etc. are the property of the respective owner of Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka.

Also, we do not use our server to download Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka apps. Download starts from the authorized website of the Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka app.

Related Apps

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Time limit exceeded. Please complete the captcha once again.

PlayStorehttps://play.google.com/store/apps/details?id=al_quran.somali.koran.islamic.quranUrl